Wednesday, June 7, 2023

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS....Waraka Baydhabo; May/13/5/2023.

 Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Mudane Mustaf Abdullahi Hassan ayaa Garoonka Magaalada Baydhabo ku soo dhaweyey Guddoomiyaasha Gobolada iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed.




Wafdiga Gobolka Shabeelaha Hoose waxaa hoggaaminaayey Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Hon Ibrahim Adan Ali - Najah halka wafdiga Gobolka Bakool uu hoggaaminayey guddoomiye kuxigeenka Gobolka Mudane Abdullaahi Mohamed Nuur.

Share:

Search This Blog

Powered by Blogger.

Blog Archive